Xildhibaan lagu xiray Magaalada Kismaayo iyo xiisad culus oo ka dhalatay

Xaalada Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa kacsan iyadoo isku socodka dadka iyo Gaadiidka qeybo ka mid ah magaaladaas khal khal xoogan laga dareemay gelinkii dambe ee maanta illaa caawa. Arrintan ayaa timid kadib markii Ciidamada Jubbaland ay Xabsiga dhigeen Xildhibaan Axmed Taajir oo ka mid ah Xildhibaanada Jubbaland kaasoo shalay Gudiga Anshaxa Baarlamaanka … Continue reading Xildhibaan lagu xiray Magaalada Kismaayo iyo xiisad culus oo ka dhalatay